Madaxweyna Farmaajo oo Roma kula kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa Qasriga Quirinale ee magaalada Rome wada hadallo kula yeeshay Madaxweynaha Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii dowlada Talyaanigu gacan uga geysan laheyd xoojinta amniga iyo … Continue reading Madaxweyna Farmaajo oo Roma kula kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga (Daawo Sawirro)